Al Shabaab oo xilka ka qaaday Sheekh Yuusuf Kabakudukade iyo Sargaal kale oo lagu bedelay

Maktabka Siyaasadda iyo xiriirka gobolada ee Al Shabaab ayaa isbadal dhinaca maamulka ah ku sameeyay gobolka Shabeelaha Dhaxe, waxaana xilka laga qaaday Gudoomiyihii gobolkaasi ugu magacawnaa Al Shabaab iyadoona lagu bedelay Gudoomiye cusub. Sida lagu baahiyay Warbaahinta Al Shabaab waxaa xilkii Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Dhaxe laga qaaday Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kabakutkade oo sanado badan Gudoomiye … Continue reading Al Shabaab oo xilka ka qaaday Sheekh Yuusuf Kabakudukade iyo Sargaal kale oo lagu bedelay